Soodoog

Eva och Fatima möts igen efter trettio års separation i denna roman. Qofkii dumar ah ee soo muuqataba waxay la raacaysay indhaha, waayo ma garan karto sida saaxiibteed Xaawo u ekaatay soddon iyo kow sano oo ay kala maqnaayeen. Waxaa maskaxdeeda dhex mushaaxayay mawjado xusuus ah oo macaan iyo kharaarba leh, oo yaraanteedii iyo xaafaddii ay ku kortay dib ugu celinayay. Sawaxanka dadka, guuxa gawaarida, iyo dabaylo ka dhacayay garoonka diyaaradaha ayaa hadba kala goynayay xusuustaas fog ee Faadumo dhex muquuranaysay.

Gunaanad (Ummulraac)

En roman om ett kärlekspar som påverkas av samhället och historien. 'Lafo-gureyaaasha suugaantu haddii ay murugo iyo maad sheekooyinka u qaybiyaan, tani qaybta murugada ayay ku abtirsataa. Waxay ka mid tahay sheekooyinka nooca haddaad bilawdo aadan awoodi karin inaad joojiso. Waa sheeko dhacday oo qofkii ay la soo gudboonaatey qudhiisu u qalinka u qaatay, dabadeedna inoo soo bandhigay, iyada oo si dhab ah dareenkiisa u xanbaarsan. Bog waliba inaad u gudubto bogga xiga ayuu kugu marti-qaadayaa ilaa saacadaha qaarkood aad ku hurdo-seegto Sannadkii 2010kii ayaan kansho u helay iyada oo aan daabacnayn inaan akhriyo, runtiina waxaan dareemay ilmada qoraagu inay bog walba ku daadanayso, markaas baan aniguna la ilmeeyey ' - Axmed F. Cali 'Idaajaa' Sheekadani waxay akhristaha u soo gudbinaysaa dhacdo dhab ah. Samatar iyo Ilwaad waa lammaane is jecel oo waayuhu kala geeyey, halgan adagna u galay sidii ay maruun qoys u yagleeli lahaayeen. Colaad iyo dagaal aanay fileyn ayaa uga yimid, xidid iyo

C

C follows the short, intense life of Serge Carrefax, a man who - as his name suggests - surges into the electric modernity of the early twentieth century, transfixed by the technologies that will obliterate him. Born to the sound of one of the ver...

C

"C" takes place mostly in Stockholm, Sweden, and is an autobiography. It is a beautiful but very painful story about impossible love and the bitter reality of cancer. C is twice my age, but she turns my whole life upside down. I'm 26 yea...

C

This best-selling, authoritative reference manual provides a complete description of the C language, the run-time libraries, and a style of C programming that empha_sizes correctness, portability, and maintainability. Describing the C langua...

C/C++ Programmer's Reference

C/C++ Programmer's Reference

Om Find.to

Find.to är ett verktyg som gör det enkelt att hitta information om produkter, med aktuella priser och detaljerat innehåll.

Med vår tjänst kan du skanna produkter, jämföra priser mellan butiker och få information om allergener och näringsinnehåll.


Kontakta: hi@find.to

Inställningar

Allergivarningar

Inga allergier valda

Ange streckkodsnummer

loading_camera