Soodoog

Soodoog

Eva och Fatima möts igen efter trettio års separation i denna roman. Qofkii dumar ah ee soo muuqataba waxay la raacaysay indhaha, waayo ma garan karto sida saaxiibteed Xaawo u ekaatay soddon iyo kow sano oo ay kala maqnaayeen. Waxaa maskaxdeeda dhex mushaaxayay mawjado xusuus ah oo macaan iyo kharaarba leh, oo yaraanteedii iyo xaafaddii ay ku kortay dib ugu celinayay. Sawaxanka dadka, guuxa gawaarida, iyo dabaylo ka dhacayay garoonka diyaaradaha ayaa hadba kala goynayay xusuustaas fog ee Faadumo dhex muquuranaysay.

Butik Lagerstatus Leverans Pris Frakt Totalt
Bokus
I lager
- 199 0 199 SEK
Adlibris
I lager
- 170 35 205 SEK
Akademibokhandeln
I lager
- 249 0 249 SEK

Om Find.to

Find.to är ett verktyg som gör det enkelt att hitta information om produkter, med aktuella priser och detaljerat innehåll.

Med vår tjänst kan du skanna produkter, jämföra priser mellan butiker och få information om allergener och näringsinnehåll.


Kontakta: hi@find.to

Inställningar

Allergivarningar

Inga allergier valda

Ange streckkodsnummer

loading_camera