Dumar talo ma laga dayey?

Dumar talo ma laga dayey?

Dumar talo ma laga dayey, waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed, dal ahaan, dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo. Waa daabiciddii 3aad. Waxaa markii 1aad la daabacay 2002. Waa buuggii 2aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Da yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000 2. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 2002 3. Shirrabid Halabuur: 2004 4. Caqiidada Islaamka, Su alo iyo jawaabo: 2006 5. Goobjooge: 2006 6. Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo jawaabo:2007 7. Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام 2010 8. Hableheenna: 2011 9. Aan ooyee albaabka ii xidha: 2012 10. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 2014 11. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray

Butik Lagerstatus Leverans Pris Frakt Totalt
Adlibris
I lager
- 126 35 161 SEK
SKU
9789198442182
GTIN
9789198442182

Om Find.to

Find.to är ett verktyg som gör det enkelt att hitta information om produkter, med aktuella priser och detaljerat innehåll.

Med vår tjänst kan du skanna produkter, jämföra priser mellan butiker och få information om allergener och näringsinnehåll.


Kontakta: hi@find.to

Inställningar

Diet

Kostbaserad tolkning är endast vägledande och ersätter inte medicinsk rådgivning.

Allergivarningar

Inga allergier valda

Ange streckkodsnummer

Laddar kamera