Aanadii Negeeye

Aanadii Negeeye

'Aanadii Negeeye waa buug waddo cusub u furaya bandhigga xikmadda iyo suugaanta soomaalida oo ilaa hadda si wayn la isugu soo tebin jirey tix ahaan. Waa tiraab waji cusub leh; waa male-awaal dhacdooyin jirey ka muuqdaan; waa maldahaad haddana si cad wax u sheegaysa; waa farriin sare oo qoraagu u xushay afsoomaali sugan oo faseex ah. Aanadii Negeeye waa sheeko culus oo raadgoobaysa diillimaha kala jaadjaadka ah ee jeegaanta masxkaxda Aadamiga: mar waa siqiir danbi-laawe ah oo bulshaduu ku korayaa ay xumaan ku habayso; marna waa cadaawad lagu bogsiinayo aargoosasho, kufsi, dhac, tuugo, xatooyo xoolo dadweyne; marna waa bayaaminta itaaldarrida Aadamiga oo waa kalgacal iyo jacayl nadiif ah; mar waa damac adduun iyo cidi kaama sarrayso ku taam; marna waa xaqiijinta waxa ummad dhan nolosheedii maanta ka dhigay ummad la'aan. Waxay sheekadani tahay digniin ah wixii dhacay, ee ku dhacay soomaali, waa wax soo noqon kare e, ummadyahay ka digtoonaada.' - Jaamac Muuse Jaamac. 'Buuga sheekada

Butik Lagerstatus Leverans Pris Frakt Totalt
Adlibris
I lager
- 293 0 293 SEK
Bokus
I lager
- 359 0 359 SEK
Akademibokhandeln
I lager
- 469 0 469 SEK
SKU
9781494468040
Kategori
GTIN
9781494468040

Om Find.to

Find.to är ett verktyg som gör det enkelt att hitta information om produkter, med aktuella priser och detaljerat innehåll.

Med vår tjänst kan du skanna produkter, jämföra priser mellan butiker och få information om allergener och näringsinnehåll.


Kontakta: hi@find.to

Inställningar

Allergivarningar

Inga allergier valda

Ange streckkodsnummer

loading_camera